Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho laga soo dejiyey (Daawo Sawirro)

Laba Sarkaal oo ka tirsanaa Shabaab, kuwaasoo barqanimadii maanta iska dhiibay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa caawa laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Saraakiishan oo magacyadooda lagu kala sheegay Aadan Cabdi Maxamed (Aadan Coobbe) iyo Food Aadan Maxamuud ayaa u baxsaday  Baardheere, waxaana sababta keentay soo goosashadooda lagu sheegay duqeymaha … Continue reading Saraakiil ka soo goosatay Al-Shabaab oo Muqdisho laga soo dejiyey (Daawo Sawirro)